Ciidanka - Wardeeq news

Ayaa sheegaya in maanta dagaal u dhexeeyay ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed iyo maleeshiyaad hubeysan uu ka qarxay deegaano ka tirsan gobolkaasi Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoos Weerar ku qadeen maleeshiyaad hubeysan oo ku sugan deegaanada Yaaqbariweyne iyo Kaba Hirig oo hoostaga degmada Wanlaweyn, waxaan xigay dagaal toos ah, kadib markii saaka ciidanka Koonfur Galbeed ay weer Ayaa waxaa lagu sheegay inay uga hortagayaan isbaarooyin ay maleeshiyaadkaas soo dhigteen aagga lagu dagaalamay, kuwaas oo ay saraakiisha sheegeen in lagu dhibaateeyo dadka shacabka ah. Ujeed Labada dhinac ayaa inta uu socday dagaalka isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, mana cadda illaa iyo hadda khasaaraha rasmiga ah ee soo kala gaaray. Labada dhinac ayaa int Waxaana weli dhaq-dhaqaaqyo laga dareemayaa aagga deegaanka Yaaqbariweyne oo ay isku aruursanaa labada ciidan, xaaladda ayaa haatan ah mid aad u aad kacsan, Sidoo dadka deegaanka ayaa bilaabay in ka barakacaan goobaha lagu dagaalamayo, si ay uga fogaadaan waxyeelada kasoo gaarta dagaalka ka qarxay halkaasi. Sidoo dadka deegaanka ayaa bilaabay in ka baraka Waxaana xiisaddan ay ahayd mid soo taagnayd bilihii lasoo dhaafay, taas oo haatan isku beddashay gacan ka hadal. Colaaddan ayaa maalmihii u dambeeyay ka taagneyd gobolka. Mas’uuliyiinta kasoo jeeda deegaannada lagu dagaalamay ayaa iyaguna horay ugu eedeeyay Koonfur Galbeed inay dhibaato ka wada halkasi, ayna iska dhici doonaan, waxayna ku doodeen in ci Waxaana ay ahayd dhowaan markii sidaan oo kale loogu dagaalamay degmada Qoryooley ee gobolkaasi, Shabeelaha Hoose ayaa waxaa haatan ka taagan xiisado xoogan

Verified by MonsterInsights