DhaPEYkW4AAvapP - Wardeeq news

Ganacsatada: Muqdisho waxaa loo xiray sababo la xiriira amniga iyo arrimo la xidhiidha lacag-bixinno loo arkay inay taageero siinayaan kooxaha argagixisada ah.

Dowladda Soomaaliya ayaa qaaday tallaabooyin adag oo ka dhan ah shakhsiyaadka iyo shirkadaha lagu tuhunsan yahay inay maalgelin u fidiyaan Al-Shabaab iyo kooxaha kale ee hubeysan ee ka dagaalama gudaha dalka. Xariga ganacsatada ayaa sidoo kale la sheegay inuu qeyb ka yahay olole ballaaran oo dowladda ay ku doonayso inay ku adkeyso xakameynta dhaqaalaha dalka iyo la dagaalanka musuqmaasuqa.

Verified by MonsterInsights