kheyre 3 scaled 1 - Wardeeq news

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa digniin culus itoobiya ee salka ku haysa damaca baddeena hanaanka lagu wajahayo xiisadda.

Itoobiya looga gudbi karo oo keliya isku-duubni iyo midnimo, kheyre ayaa waxa uu sheegay in duullaanka, isla markaana laga fogaado wax walba oo dhaawici kara wadajirka umadda Soomaaliyeed.

“Waxaana uga gudbi karnaa dhiifooni, isku-duubni, iyo midnimo, iyo in aan ka foggaanno wax waliba oo dhaawici kara wadajirka bulshadeenna,” ayuu Kheyre ku yiri qoraal uu soo saaray maanta.

“Koonfur Galbeed iyo deegaannada kale ee Soomaaliyeed ee ay maanta joogaan ciidamada shisheeye kuma imaan jaceyl loo qabo ee waxaa keentay duruufta amni ee dalka ka jirta,” kusii daray waxa uu intaas kusii daray.

Dowladda

Verified by MonsterInsights