Shariif - Wardeeq news

Iyo Siyaasadda Soomaaliya hareeyay baraha danbe madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka digay wax uu ugu yeeray abaabulka qabyaaladeysan.

Shaqayn lahaayeen isku duubnida dadka: Sheekh Shariif ayaa ku eedeeyey madaxda dowladda federaalka Soomaaliya inay ku mashquulsan yihiin kala qaybinta cududda shacabka Soomaaliyeed halkii. Shariif ka aqriso qoraalka hoos.

SAXAAFADEED WAR

Waxaan aad uga xumahay abaabulka qabyaaladeysan oo baryaan danbe hareeyay baraha bulshada iyo Siyaasadda Soomaaliya, kaasoo dhawacaya wadajirka umadda Soomaliyeed iyo masiirkooda, sidaa awgeed, waxaan kadigayaa fal kasta oo dhaawici kara madaxbannaanida dhuleed, Badeed iyo cireed ee Soomaaliya, waaxana u arkaa dariiqa kaliya ee aan ku difaaci karno dalkeena inuu yahay midnimada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed, iyadoo aan loo eegayn degaan, koox iyo qabiil toonna.

What is ka xumahay?

Verified by MonsterInsights