garoonka - Wardeeq news

warar kala duwan ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyeyaal ah oo saaka aroortii hore lagu garaacay agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Si Weyn looga dareemay gudaha caasimada,

 

 

Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan kuwa u dhow garoonka Aadan cadde hoobiye ayaa la sheegay inay ku dhaceen qaar kamid ah xaafadaha degmada Wadajir.

Waxaana jira khasaare u badan dhaawac oo soo gaaray dad shacab ah, waxaana jira khasaare u badan dhaawac ay hoobiyeyaasha ku dhaceen xaafadda Ceelqalow.

 

Waxaana haatan socda dhaq-dhaqaaq ay wadaan laamaha ammaanka oo ku aadan weerarkan. Hoobiyeyaasha ayaa waxaa laga maqlay degmooyinka qaar ee gobolka Banaadir.

 

 

Iyo hadda wax hadal ah oo jiro illaa iyo kasoo baxay saraakiisha hay’adaha amniga oo ku aadan hoobiyeyaasha lagu garaacay agagaarka.

Verified by MonsterInsights