FB IMG 1726392201390 - Wardeeq news

September 13, 2024, Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelka, iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde, oo ku geeriyooday magaalada barakeysan ee Makkah Al-Mukarramah ee dalka Sacuudi Carabiya. Isagoo tilmaamay doorkii uu Ugaasku ku lahaa xoojinta dowladnimada iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed, ayaa xusay kaalinta mugga leh ee uu Cabdullaahi. “Innaa Ileyhi Raajicuun Wa Innaa Lillaahi.” All of them have undergone naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi, which is why they are able to travel to Barakeysan Ee Makka Al-Mukarramah. Iyo tiir ugaasku wuxuu ahaa astaan

Verified by MonsterInsights