Ciidanka - Wardeeq news

Kaas oo u dhexeeyay Al-Shabaab iyo ciidamada Jubbaland, warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal

Dagal culus oo maanta ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Janaay Cabdalle ee gobolkaasi ku leeyihiin deegaanka Janaalka ay yimid, kadib markii maleeshiyaadka Al-Shabaab ay weerar culus ku qaadeen saldhig Daraawiishta Jubbaland.

Waxaana ay gaarsiiyeen khasaare culus oo isugu jiro dhimasho iyo dhaawac, ciidamada ayaa ka hortegay weerarka Al-Shabaab. War kooban oo kasoo baxay Jubbaland ayaa lagu sheegay in la fashiliyay weerarka Al-Shabaab

oo uu ujeedka ahaa in lagu beesado ciidanka deggan Janaay Cabdalle. The Jubbaland of Ciidamada Daraawiishta gaar ahaan guutada labaad ee ka howlgasha deegaanka Janaa Cabdalle ee gobolka Jubada hoose ayaa fashiliyay weerar fuleynimo ah oo ay doonayeen in Khawaarijta ay kusoo qaadaan.

Verified by MonsterInsights