Xasan iyo Lafta gareen - Wardeeq news

Muqdisho kadib labo cisho oo uu joogay magaalada Baydhabo ku laabtay Jimcihii Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre

ayaa. Lafta-gareen safarkii doonista guul weyn kama keenin ra’iisul wasaaruhu. Howl-galiyey Sheekh Aadan Madoobe, Madaxweyne Xasan Sheekh oo malaha aan ku qancin farriintii

Xamza kala soo noqday Lafta-gareen ayaa markale. Muqdisho ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay xooga saaray inuu Lafta-gareen ku qanciyo inuu deg deg u yimaado magaalada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh  Aadan Madoobe iskaga fuliyay inuu Xamar imaan doono marka Aadan Madoobe kasoo noqdo safarkiisa South Africa, laakiin sida ay inoo xaqiijiyeen dad Lafta-gareen la jooga.  aan xogta ku helnay madaxweyne Xasan Sheekh taas kuma, laakiin sida ku qancay inuu Lafta-gareen yimaado Xamar markii uu isaga safarka kasoo laabto.

Verified by MonsterInsights