Richard Riley 1 scaled 1 - Wardeeq news

Waxay na ku baaqday in xal diblomaasi laga gaaro xiisadda Addis-Ababa iyo Muqdisho,

ayaa si Rasmi ah ugu dhowaaqday in aysan aqoonsan doonin heshiiska badda ee Itoobiya ay la gashay Somaliland. Itoobiya marin u siinaya xeebaha Badda Cas ee Somaliland,

ayaa ka caraysiiyey dowladda Soomaaliya oo ku tilmaamtay xad-gudub ka dhan ah madax-banaanideeda. Hehsiiska is-afgaradka. Wuxuuna shaaciyey dadaallo dhex dhexaadin ah oo xaaladda loogu qaboojinayo hab diblomaasiyadeed, mawqifka Maraykanka ayaa waxaa muujiyay danjirahooda Soomaaliya Richard Riley. “Wadrysi lagula yeeshay xarunta safaaradda Mareykanka

ee Muqdisho, aad ayaan uga warqabnaa, waxaana si wada jir ah uga shaqeyneynaa in aan xaqiijino in xal diblomaasiyadeed laga gaaro hadda jirta,” ayuu yiri Riley. “Aadna u abuuraysa khal khal, kana bilaabantay is-afgaradka Somaliland,” said Waa xaalad nasiib darro.

Verified by MonsterInsights