459820936 851911687126692 866788446773989591 n - Wardeeq news

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay ku xigeenka wakiilka xoghayaha guud ee Qarabada midoobay Mudane

Raisedon Zenega iyo madaxa arrimaha siyaasadda ee UNSOM mudane Rohan Titus oo ay ka wada-hadleen arrimo xasaasi ah oo la xiriira khilaafka u dhexeya dowladda dhexe iyo maamullada dalka. Cabdi Xaashi iyo Raisedon Zenega ayaa si gaar ah waxay uga wada-hadleen xaaladda guud ee dalka, siiba howlaha

ballaaran ee horyaalla Aqalka Sare ee baarlamaanka dalka oo ay ugu horreyso dib ueegista Dastuurka KMG ah, shuruucda doorashada dalka iyo kaalinta QM ay uga garab siin karto howlaha ballaaran ee horyaalla baarlamaanka JSoomaaliya. oo madasha ka hadlay ayaa shaaca ka qaaday in golaha uu u taagan yahay gudashada waajibaadkiisa? Guddoomiyaha Aqalka Sare

Verified by MonsterInsights