Xasan Biden 1 - Wardeeq news

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Talaadadii warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay safiirka cusub ee dhowaan loo magacaabay dalkaasi Daahir Xasan Carab oo horay u ahaa guddoomiyaha guud ee Jaamacadda Simad. Danjire Daahir Carab, si toos u guda galay shaqadiisa

diblumaasiyadeed ayaa ka warbixiyay kulanka uu la yeeshay Joe Biden, kadib markii uu ka qabtay warqadaha aqoonsiga. “Madaxweynaha Mareykanka maanta waa la kulanay waxaana u gudbinay warqadaha aqoonsiga oo si rasmi ah nooga qabtay”

ayuu yiri danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhin doono Washington.” Sidoo kale waxa uu tilmaamay in fariin uu ka siday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo ummadda Soomaaliyeed uu gaarsiiyay madaxweynaha Marey Kanka Joe Binde. “Waxaan gaarsiiyay salaan aan ka waday Ummadda Soomaaliyeed iyo madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud” in Arabic.

Verified by MonsterInsights