images 2 2 - Wardeeq news

Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta qaaday tallaabo culus oo ka dhan ah wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi,

oo ay u jeediyeen eedeymo culus oo ku aadan shaqad wasaaradda. Tiro kamid ah xildhibaanada Golaha Shacabka oo saxiixay moshinkan ayaa toos ugu gudbiyay guddoonka sare ee baarlamaanka waxayna soo bandhigeen eedeymo dhowr ah.

Mooshinka ayaa ku saabsan dib u eegis lagu sameeyo xilka wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Mudane Axmed Macalli Fiqi,

sida ku cad nuqulka moshinka ay gudbiyeen xildhibaannadu. Si gaar ah waxaa wasiirka loogu eedeeyay inuu cuuryaamiyay shaqadii wasaaradda, isla markaana uu awood tiray wasiiru dowlaha iyo wasiir ku xigeenka, isla markaana uu awoodda isku soo koobay isaga oo kaliya. Waxaa kale oo ay tilmaameen Shaqooyinkii laga rabay wasaaradda arrimaha dibadda qayb.461318929 8270022933053165 8144971143477183271 n - Wardeeq news

Verified by MonsterInsights