- Wardeeq news

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho; gaar ahaan degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir. Geel-doox oo ku taalla dambe ee guriga hooyooyinka.

Goobjoogayaal ayaa wardeeq news u sheegay in Baabuurka qarxay la dhigay maqaayadda, kadibna looga tegay. Xilliga uu qaraxa dhacayay ayaa waxaa maqaayadda ku sugnaa dad badan oo shacab ah; maadaama la joogay waqtigii qadada; sida ay innoo sheegeen dadka aan la hadalnay. Khasaaraha hordhaca ah ayaa lagu sheegay dhimashada laba qof iyo sidoo kale dhaawac intaasi ka badan; sida aanu kasoo xiganay dad goobjoogayaal Waxaa sidoo kale goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Soomaaliya o gebi ahaan xiriy

Verified by MonsterInsights