431203310 954257162817272 8250695113329835349 n - Wardeeq news

Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa waxaa maanta la horgeeyay Sufyaan Sheekh Axmed (Taakeeye) oo horay looga soo qabtay magaalada Nairobi

ee caasimada dalka Kenya, isaga oo usoo gacan galay hay’adda NISA. Ninkan oo muddo u xirnaa Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa maxkamadeyntiisu waxa ay soo martay

heerar kala duwan, waxaana ugu dambeyn maanta uu kasoo muuqday maxkamadda sare ee ciidamada oo iyada leh go’aanka u dambeeyay. Xeer-ilaalinta ayaa maxkamadda usoo bandhigtay eedaha loo haysto ninkan, waxaana kamid ah inuu si toos ah u taageeray kooxda Al-Shabaab,

kadib wareysiyo iyo muuqaallo kala duwan oo uu ku baahiyay baraha bulshada ee Internet-ka. Sidoo kale waxaa lagu soo eedeeyay kiis kale oo, ah inuu ku xadgudbay calanka, astaanta qaranka, iyo inuu gaallo

Verified by MonsterInsights