Xasan sheekh iyo saciid deni - Wardeeq news

Madaxweyne Xasan Sheekh is a 72-year-old Puntland resident. Waxaa ku jira taliyihii hore ee ciidanka PSF Asad Cusmaan Diyaano iyo wasiirkii hore ee Amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan.

Magacaabistan waxay 72 saac ka dambeysay baaq nabadeed oo Saciid uu kasii diray magaalada Garoowe, isagoo dalbanaya in dowladda federalka ah fagaare ku wada hadlaan. Xasan Sheekh oo aan ka jawaabin baaqii Deni ayaa bixiyay kuraas uu billooyin kahor siiyay Puntland

ah. Waxaa durba lala aaday in uusan Xasan diyaar u aheyn inuu Deni la heshiiyo; maadaama uu xilal siiyay mucaaradka Saciid Deni, laakiin xaajadu halkaa ma jirto. Dhowr arrined in La Fahmo waa Muhiim. 1. Dalabka Wada-hadalka Farriinta Wada-hadalka ee ka timid Deni iyo aqbalaada

Verified by MonsterInsights