eeae0994 0793 4df1 9a8b a94ce925a083 w650 r1 s - Wardeeq news

Isra’iil ayaa sheegay in duullaankan uu yahay jawaab u ah weerarradii xisbiga Xisbullah ka geysteen dhanka Isra’il; iyagoo sidoo kale sheegay in hawlgalladaani ay ka mid yihiin qorsheyaal lagu xakameynayo

dhaq-dhaqaaqyada Xisbullah si loo ilaaliyo amniga dadka Isra’iil. In Ciidamada Israel, iyagoo rajeynaya in duullaan xaddidan uu ka hortagayo hanjabaadaha mustaqbalka,

ayaa ku hawlan baaritaan iyo kormeer joogto ah si ay u ogaanayaan isbeddel kasta oo ka dhaca xadka. Xisbullah, oo ah koox

hubeysan oo ka dagaallanta Isra’il, ayaa ku jawaabay duullaankan iyagoo sheegay in ay diyaar u yihiin in ay ka difaacaan dhulkooda, ayna sameyn doonaan weeraro

ka dhan ah ciidamada Isra’iil ee soo galay koofurta Lubnaan. Ah ayaa ku baaqay in la joojiyo xadgudubyada iyo dagaallada, si loo ilaaliyo. Qaramada Midoobay iyo dalalka caalamiga.

Verified by MonsterInsights