96040220 7bef 11ef 8c1a df523ba43a9a.jpg - Wardeeq news

Taliyaha cusub ee Booliska Soomaaliyeed, Asad Cabdullahi Cismaan, oo dhawaan xilka loo magacaabay, ayaa maanta si rasmi ah u la wareegaya xilka hoggaanka ciidanka Booliska. Xafladda xil-wareejinta oo haatan

si weyn loo soo agaasimay ayaa ka socota magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qaybgalayaan masuuliyiin sare oo ka tirsan dowladda, saraakiisha amniga, iyo wakiillo kale oo caalami ah. Taliyihii hore ee Booliska, Sulub Axmed Fidhin, ayaa maanta

xilka si rasmi ah ugu wareejinaya Taliyaha cusub, Asad Cabdullahi Cismaan. Sulub Axmed Fidhin, oo isna dhawaan xil kale loo magacaabay, ayaa mudadii uu xilka hayay ku soo kordhiyay waxqabad muuqda oo la xiriira dib-u-habaynta ciidanka iyo sugidda amniga gudaha. Taliyaha cusub, Asad Cabdullaahi Cismaan,

Verified by MonsterInsights