mUUSE - Wardeeq news

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo markii ugu horeysay ka hadlay silsilad suuggaaneedka ay Xidigaha Geeska ku dhaliileen xukunkiisa ayaa ku tilmaamay “ku jees-jees ka dhan ah askarta xabsiga u galay difaaca qaranimada Somaliland.”

Muuse Biixi ayaa sheegay in cida askarta u heestay aanay ilaalinayn marnaba qaranimada Somaliland; isaga oo ku baaqay in laga feejignaado fariimaha ay faafinayaan, sida uu hadalka u dhigay.

“Ninka maanta nin naftiisa dalka u huray oo xabsi ugu jira u heesayaa ma qaranimada ayuu ilaalinayaa, waxyaalaha qaarkood waa in laga foojignaadaa oo maaha siyaasad iyo tartan toona, qaranka lama taaban karo,”

Muuse Biixi Cabdi said: Kooxda Hobollada Xidigaha Geeska oo haatan taageeradooda iskugu geeyay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaadhawaan soo saaray heeso silsilad ah oo ay

Verified by MonsterInsights