images 3 - Wardeeq news

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arimaha Dibadda Somaliland ayaa lagu cambaareeyay, hadalkii Wasiirka Arimaha Dibadda ee dowladda federalaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi uu ka jeediyay shirka Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay. Wasiir Fiqi ayaa fadhiga Qaramada Midoobey ka sheegay

in Dawladda Federaalka Soomaaliya si dhaw ula socoto doorashada ka dhacaysa Somaliland bisha soo socota in November. Qoraalka Somaliland ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya inay ku mashquusho arimaha nabadda iyo soo celin

amniga ee dalkeeda. “Somaliland waa dal dhaqan u leh nidaamka dimuqraadiyadda oo dadkiisuna ay xaq u leeyihiin aayo ka tashigooda,” ayaa lagu yiri qoraalka Wasaaradda Arimaha Dibadda Somaliland.  is set to become independent in November 2024. Madaxweynaha Somaliland Muuse.

Verified by MonsterInsights