2024 10 05 OrucReis 08 - Wardeeq news

Maanta oo Sabti ah waxaa dalka Turkiga kasoo dhaqaaqay markabka Oruç Reis, ku soo jeeda gudaha Soomaaliya. Turkey’s

Recep Tayyip Erdoğan, Macdanta dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed, Tamarta iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Turkiga Alparslan Bayraktar, Gudoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya ayaa ka qeybgala. Oruç Reis ayaa kasoo dhaqaaqay Dekedda Filyosee Zonguldak, isagoo mari doona jidka Mediterranean-ka, Kanaalka Suez,

iyo Badda Cas, sida ay sheegtay dowladda Turkiga. Sida qorshaha uu yahay markabkan wuxuu kusoo xiran doonaa meel u dhow biyaha Soomaaliya dhamaadka bishan Oktober, ayada oo la filayo inuu qaato qiyaastii 19 maalmood. Markabkan ayaa uu yimaado Soomaaliya wuxuu fulin doonaa baaritaan (3D seismic) saddex aag

Verified by MonsterInsights