fff - Wardeeq news

Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh u furan tahay saddex kala daran midkood. Fahad ayaa sheegay in Xasan Sheekh uu marxalada siyaasadeed uu kaga bixi karo inuu talada dhulka dhigay,

uuna cid walbana uu la tashado, ama uu lasoo heshiiyo Saciid Deni intuu Garoowe ka dago. “Odayga (Xasan Sheekh) haddii ay ku adkaato, sidii Ilaahay ka dhigi jiray ha iska

sugto oo Mirinaayo u dheer tahay,” said Fahad. Hello, Fahad. Madaxweyne Xasan Sheekh saddex kala daran inuu kala door to unbaa u furan. 1. Inuu Garowe ka dago, uu Saciid Dani kusoo qanciyo ajandihiisa siyaadadeed. 2. Inuu Abu Dhabi ka dago o uu sifiican isku

Verified by MonsterInsights