2024 10 07T184426Z 478270397 RC2UFAAB2340 RTRMADP 3 ISRAEL PALESTINIANS USA PROTESTS 1728359365 - Wardeeq news

Ciidamada Israel ayaa ku dilay ugu yaraan 77 qof guud ahaan Marinka Gaza Isniintii iyadoo Xamaas ay ballan qaaday inay qaadayso “dagaal ba’an” iyo Falastiiniyiinta ku sugan go’doominta hal sano oo colaad ah.

Ururka Xisbullah ee dalka Lubnaan ayaa sheegtay in ay weerar gantaallo ah ku qaadeen magaalada dekedda leh ee Haifa iyo saldhig ciidan oo ku yaalla meel u dhow magaalada Tel Aviv ee badhtamaha dalkaasi

.Xamas ayaa sheegtay in masiirka maxaabiistu ay ku jirto gacanta Israel. Sida aan soo tabinnay, Abu Cubeyda, oo ah afhayeenka garabka hubaysan ee Xamaas, ayaa soo saaray bayaan horraan, oo uu ku xusayo hal sano oo Israel ay dagaalka ku qaadday Gaza.Waxa uu ballan qaaday in Xamaas, sii wadi doonto dagaalka ay ku qaadayso dagaal dheer.

Verified by MonsterInsights