shirka 2 - Wardeeq news

Ra”iisal Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ka War bixiyay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Afartii maalmood la soo dhaafay ka socialday magaalada Muqdisho. Ra’iisal Wasaare Xamse ayaa shaaca ka qaaday inuu wali socdo shirka

Madasha wadatashiga Qaranka, oo uu socdaan wadatashiyo la xiriira qodobada qaar ayna soo saari doonaan go’aano rasmi. Sidoo kale Ra’iisal Wasaaraha ayaa xusay

in golaha Wadatashiga Qaranka ay kulmeen 9 jeer, islamarkaana kulamadaasi ay ahayeen dhamaantood kuwa ahmiyad weyn u lahaa dowladnimada ayna kusoo dhamaadeen guulo la taaban karay. Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in Shirika Golaha wadatashiga Qaranka

Verified by MonsterInsights