Screenshot 2024 10 08 095125 - Wardeeq news

Hal qof ayaa ku dhintay, mid kalena waa la la’yahay kaddib markii dooni ay la socdeen 7 qof ay ku rogmatay meel u dhexeysa tuulooyinka Cumar Ismaan iyo Galleefo oo ka wada tirsan deegaannada Balcaano,

bariga magaalada Jowhar. Shilkaasi naxdinta leh ayaa dhacay xilli dadka deegaanku ay ku safraayeen doonyo. Deegaannada Balcaano, ka kooban in ka badan 70 tuulo, ayaa muddo laba sano ah go’doon ugu jirta fatahaadaha uu sameeyay

wabiga Shabeelle. Fatahadahaasi ayaa si weyn u saameeyay dadka ku nool tuulooyinkaas, kuwaas oo ku qasban inay isugu kala gooshaan doonyo yar yar, iyagoo khatar badan la kulma mar kasta oo ay safrayaan. Maxamed Cali Shuute, Guddoomiyaha Deegaannada Balcaano, Oo la

Verified by MonsterInsights