462322702 1037602375073035 5230361193078929216 n - Wardeeq news

Taliyaha” Ciidanka Boliiska: Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Dowladda Qatar ujooga Soomaaliya,

Dr. Cabdullahi Binu Salem Al Nuaimi. Kulanka ayaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga amniga ee labada dal,

iyadoo diiradda la saarayo ladagaallanka As iyo taageerada Dowladda Qatar ee dhinaca tababarada iyo qalabaynta Ciidanka

Boliiska Soomaaliyeed. Waxay sidoo kale ka hadleen doorka Dowladda Qatar ee ku aaddan horumarinta tayada Ciidanka iyo xaqiijinta nabadgelyada gudaha Soomaaliya, si loo adkeeyo amniga iyo wada shaqeynta labada dal ee dhinaca Boliiska.

Verified by MonsterInsights