462270899 1037435371756402 1077465660314803166 n - Wardeeq news

Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Marwo Marina Walter, oo ah Ku-xigeenka Agaasimaha Goboleedka ee Dalalka Carabta ee Barnaamijka

Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP), iyo wafdi ay hoggaaminaysay. Kulankan, labada dhinac waxay diiradda saareen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo isuduwidda wadajirka ah ee u dhexeeya UNDP iyo

Dowladda Federalka Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa uga mahad celiyay Marwo Walter doorka muhiimka ah ee UNDP ay ka qaadato horumarinta

Soomaaliya, isagoo xusay muhiimadda ay leedahay sii xoojinta wada shaqeynta dhinacyada kala duwan. Waxaa si gaar ah loogu falanqeeyay arrimo badan oo dan guud ah, iyadoo lagu nuuxnuuxsaday

muhiimadda isuduwidda dadaallada horumarineed si looga faa’iidaysto khayraadka dabiiciga ah ee Soomaaliya, sida beeraha iyo kalluumeysiga. Labada

Verified by MonsterInsights