Ha’aydda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa faah-faahin ka bixisay howlgal culus oo maanta ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Shabeelaha. NISA
ayaa shaaca ka qaaday in howlgalka oo ahaa mid qorsheysan lagu beegsaday deegaanka Yaaqle ee gobolkaasi, xilli ay isku uruursanayeen xubnaha Al-Shaab. Sidoo kale waxaa warsaxaafadeedka lagu xaqiijiyay in Goobya uu ka dhacay
howlgalka oo ahayd qarsoodi lagu dilay illaa 19 ka tirsanaa xubnaha Al-Shabaab. “Ugu yaraan 19 Dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal
qorsheysan oo Ciidanka NISA ay ka fuliyeen goob qarsoodi ah oo cadowgu ay doonayeen inay isku aruursadaan oo u dhow deegaanka Yaaqle ee Gobalka Shabeellaha Dhexe” The song is called Todobaadkii hore ayaa sidaan, kale NISA waxa ay u.