March 15, 2025

Masuuliyiin iyo Wax Garad Ka Socda DFS Gaarey Hirshabeelle

54 / 100

Madaxweyne Ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar, Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe iyo Ganacsade Liibaan Axmed Xasan ayaa furimaha dagaalka gobolka Hiiraan u gaaray dardargelinta dagaalka ka dhanka ah Al shabaab