Cabdiraxmaan Saylici oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, isagoo uu garab taagan musharaxa madaxweyne ee Xisbiga
Mucaaridka ah ee Wadani, Cabdiraxmaan Cirro, ayaa ku dhowaaqay inuu taageers. Saylici ayaa si adag uga hadlay xaaladda Somaliland; wuxuuna si gaar ah u eedeeyey madaxweynihiisa Muuse Biixi oo sheegay inuu ka baxay wixii lagu dhaariyey, dastuurkiina jabiyey. “Muuse Biixi dalka laguma sii aamini karo, anigaa dad ugu dhawaaa wixii na lagu dhaariyey, Muuse Biixi wuu ka baxay,”
says Cabdiraxmaan Saylici. Saylici oo muddo ka badan 14 sanno ahaa madaxweyne ku xigeen ayaa sidoo kale si cad u sheegay inuu dhisayo musharax Cirro, waxayna talaabadani dhabar-jab ku tahay madaxweynaha xilka ka dagaya ee Somaliland Muuse Biixi. “Waxaan