Dowladaha- Soomaaliya ayaa Heshiis amni lasoo gashay dal kale

0
40

Soomaaliya in Serbia ayaa maanta kala saxiixday heshiis iskaashi oo kor loogu qaadayo xiriirka labada dal, gaar ahaan ahaan dhinaca amniga, kadib booqasho uu dalkaasi ku tegay wasiirka amniga gudaha Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag.

Heshiiskan ayaa xoogga saaraya tababarada iyo tayeynta Ciidanka Amniga Soomaaliya, sida uu shaaciyay wasiir Fartaag, or isagu lasoo saxiixday dowladda Serbia. Wasirika oo madasha ka hadlay ayaa sheegay in heshiiskani uu wax weyn ka beddelayo iskaashiga labada dal iyo sidii kor loogu qaadi lahaa tababarada iyo tayeynta ciidanka amniga Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu ka hadlay taariikhada xiriirka qotada dheer ee ka dhexeeya labada dal; isaga oo xusay inuu soo dhisnaa muddo dheer, isla markaana hadda sare loo sii qaadi doono. “Xiriirka iskaashi ee u dhexeeya Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya iyo Serbia

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here