Wararkii ugu dambeeyay ee ku saabsan howlgallo culus oo ka dhacay duleedka Muqdisho.

0
23

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgallo culus oo xalay ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay fulliyeen ciidamada Boolis Milataaro ee ku sugan

deegaanada u dhow caasimada. Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa ka dhacay deegaannada Tabeelaha Sheekh Ibrahim, Siinka Dheer, iyo illaa Ceelasha Biyaha oo xalay lagu arkay ciidamo dheeraad ah. Wararka ayaa sheegaya in ciidamadu ay gudaha u galeen

xaafadaha deegaannadaasi; iyaga oo kadib ka sameeyay baaritaanno lagu xaqiijinayay amniga. Sidoo lale waydiinayay su’aallo gaar ah. Saraakiil ka tirsan laamaha ammaanka, ayaa innoo sheegay in ujeedka howlgalladan uu ahaa amni xaqiijin, si loo hubiyo amniga agagaarka Muqdisho. Sidoo kale waxa ay!

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here