Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgallo culus oo xalay ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay fulliyeen ciidamada Boolis Milataaro ee ku sugan deegaanada u dhow caasimada. Howlgallada
oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa ka dhacay deegaannada Tabeelaha Sheekh Ibrahim, Siinka Dheer, and illaa Ceelasha Biyaha oo xalay lagu arkay ciidamo dheeraad ah. Wararka ayaa sheegaya in ciidamadu ay gudaha u galeen xaafadaha deegaannadaasi; iyaga oo kadib ka sameeyay baaritaanno lagu
xaqiijinayay amniga. Sidoo lale waydiinayay su’aallo gaar ah. Saraakiil ka tirsan laamaha ammaanka, ayaa innoo sheegay in ujeedka howlgalladan uu ahaa amni xaqiijin, si loo hubiyo amniga agagaarka Muqdisho. Sidoo kale waxa ay!