Ciidamada Badda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula wareegay amniga biyaha iyo dekedaha dalka.

0
16

Ciidamada Badda Soomaaliya ayaa si Rasmi ah ula wareegay amniga biyaha iyo dekedaha dalka; taasoo qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo amniga guud ee Soomaaliya.

Tallaabadan waxaa lagu xaqiijinayaa in ciidamada badda ay si toos ah u maamulaan hawlgallada amniga ee biyaha, laguna sugo dekedaha muhiimka ah ee dalka, iyadoo loo jeedo sidii looga hortagi lahaa falalka amni-

darrada sida burcad-badeedda iyo ka hortagga tahriibka. Marka loo eego xaaladda amni ee Soomaaliya, waxay tani noqon kartaa horumar muhiim ah oo ku saabsan ilaalinta kheyraadka badda iyo hubinta in dalka uusan ku dhicin

caqabado amni oo la xiriira biyaha iyo dekedaha. Tani waxay sidoo kale kor u qaadi kartaa dhaqaalaha daalka iyadoo xoojineysa isku xirka ganacsiga iyo suuqyada caalamiga ah

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here