Ayaa maanta furay Shirweyanaha Iskaashiga Dowladda, Xamse Cabdi Barre, Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Ganacsatada iyo Bulshada, and Qorshaha Ka hortagga iyo la dagaallanka
Maalgalinta Al shabaab. Ujeedka Shirka ayaa ah in Dowladda, ganacsatada iyo bulshadu ay iska kaashadaan la dagaallanka maalgalinta Alshabaab, iyada oo la bartilmaameedsanayo
dadka la shaqeysta Al shabaab iyo kuwa Maalgeliya, waxaana ciddii lagu helo danbiga noocaas ah la horgeyn doonaa Caddaaladda. Dhinaca kale Ra’iisal wasaare Xamse ayaa sheegay Maxkamadaha Al shabaab aysan ka fiicneen kuwa, balse marka fulintu timaado
ayey iyagu ishaaro iyo telefoon yar ku fuliyaan cabsi darted ayuu yiri. Ra’iisal Wasaare Xamse ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed in dowladda lagu taageero la dagaalan Alshabaab iyo kuwa maalgeliya, isaga oo uga digay ganacsatada in ay ku taageeraan