Somaliland ayaa war cusub ka soo saartay Heshiiska Itoobiya kadib Ankara.

0
6

Ayaa ka warbixiyay heshiiskii is afgaradka ahaa ee xukuumaddii madaxweyne Biixi ay la gashay Itoobiya iyo halka ay ku danbaysay xilli Ra’iisul wasaaraha Itoobiya iyo madaxweynaha

Soomaaliya ay heshiis ka gaareen arrinkaas. In nuqulladii heshiiskaas, Dr. Ciise-Kayd ayaa sheegay ku wareejinayaan xukuumadda cusub ee uu soo dhisay madaxweyne Cirro si halkaas ay uga sii ambaqaadaan dhamaystirka heshiiska. “Heshiiskaas waxa uu quseynayay qiyamka dalka iyo umadda Somaliland, mana

ahan wax si dhibyar u dhamaaday, isfahankii waa la saxiixay khubaro labada dhan ah ayaa shaqaynayay, waxyaabihii markii where la saxiixay ayaa isku hagaajin u baahan, sidii labada dal iyo labada dadba uu ugu cuntami lahaa ayaynu ka shaqeenaynay,”

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here