Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Khamiistii uga digay kooxda kubadda cagta ee Iiraan “noloshooda iyo badqabkooda” inay halis geli doonaan
Dab ayaa ka kacay mid ka mid ah labada markab ee diyaaradaha Mareykanka ee Bariga Dhexe Khamiistii, sida ay sheegeen
Milatariga Israa’iil ayaa Khamiistii ku dhawaad laba jibaaray aagga koonfurta Lubnaan oo ay sheegeen in dadka deegaanka ay tahay inay
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Arbacadii meel mariyay qaraar ku baaqaya in Iiraan si degdeg ah u joojiso weerarrada
Madaxweyne Donald Trump ayaa Arbacadii ballan qaaday “badbaado weyn” oo loogu talagalay maraakiibta shidaalka qaada ee mara marin biyoodka Hormuz,
Wargeyska caalamiga ah ee Bloomberg ayaa daabacay warbixin qotodheer oo ku saabsan qorshe la sheegay in Israel ay ku doonayso
Milatariga Israa’iil ayaa Arbacadii sheegay inay bilaabeen “mowjad weerar oo ballaaran” oo ka dhan ah Iiraan, isla markaana ay sidoo
Markab xamuul ah oo laga leeyahay Thailand oo ku safrayay marin muhiim ah oo Hormuz ah ayaa la weeraray Arbacadii,
Iiraan waxay beegsan doontaa danaha dhaqaale iyo kuwa bangiyada ee la xiriira Mareykanka iyo Israa’iil ee gobolka, ka dib weerar
Waaxda Duulista Rayidka ee Baxrayn (CAA) ayaa sheegtay in dhowr diyaaradood oo Gulf Air ah, oo aan rakaab lahayn, oo










