Monday, August 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




wardeeq news

73 POSTS0 COMMENTS
https://wardeeqnews.com/

Madaxweynaha Galmudug oo laga codsadey inuu soo gudbiyo liiska musharaxiinta.

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor u diray Codsi la...

Dawlada somaliland oo ka hadashey dilkii G.kuminshanka doorashooyinka Gobola Sool.

Maamulka Gobolka Sool ee Somaliland ayaa ka hadlay Dil xalay gudaha Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool loogu geystay...

Carabta oo ka hadashey Qaraxii lagu diley ciyaartoyda jubaland.

Baarlamaanka Carabta ayaa si kulul uga hadlay qaraxii Jimcihii lasoo dhaafay ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada...

Daacish oo waarer ku dishey Askar joogtey bar kaantarool.

Maleeshiyo taabacsan Daacish ayaa la sheegay inay weerar gaadmo ah ku qaadeen Bar Kontorool oo ay Ciiddanka Masaarida ku...

Madaxweynaha Maamulka koonfur galbeed soomaaliya oo saarey liiska shan musharax uu utartamaya aqalka sare soomaaliya.

Madaxweynaha maamu goboleeedka  koonfur galbeed soomaaliya  Cabdicasiis laftagareen ayaa soo saarey liiska shanta xubnood ee ku tartameysa golaha aqalka...

Masuuliyiin ka socda dawlada soomaaliya oo gaadhey garoowe+ujeedada.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Duraan Axmed Faarax iyo wafdi u hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray...

Madaxweyne ku xigeenka dalka mareykana oo booqaneysa waddamo ku yaala Aasiya.

Madaxweyne-ku-xigeenka Maraykanka, Kamaala Hariis waxay bilowga bisha soo socota ee  Agost booqan doontaa dalalka Singabore iyo Vietnam, si loo...

Reysarwasaaraha soomaaliya oo muqdisho ku soo laabtey fariina udirey maamul goboleedyada soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada London...

Haweeney soomaaliya oo laga soo tarxiilayo dalka Denmark +waa tuma.

Xafsa Mole oo 25-jir ayaa loo sheegay in dalkaasi laga masaafurin doono bilowga bisha soo socota ee August, sida...

Madaxweyne farmaajo oo tababar usoo xidhey saraakiil uu tababarey turkigu.

Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa tababar usoo xidhey Saraakiil iyo saraakiilo ku xigeen oo tababar ku dhameystey xarunta...

Twitter Feed