March 14, 2025

Trump oo u hanjabay Falastiiniyiinta ku sugan Gaza: Haddii aad maxaabiis ku qabato, ‘waad dhimatay’

54 / 100

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa soo saaray hanjabaad uu u jeediyay Xamaas iyo shacabka Gaza, taasoo qeyb ka ah dalabka ah in la sii daayo dhammaan maxaabiista Israa’iil ee ku sugan dhulkaas.

 

Qoraal uu soo dhigay baraha bulshada Arbacadii ayuu Trump ku cusboonaysiiyay digniintiisa ah in ay jiri doonto ” cadaab lagu bixiyo ” haddii aan la sii dayn maxaabiista.