Kulan Looga Hadlaayay Amniga Magaalada Gaalkacyo Oo La Qabtay

0
243

Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlaayay amniga Magaalada oo ay ka qeyb galeen Saraakiisha Ciidamada dowlad Goboleedka Puntland.

Inta uu socday kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray xoojinta wadashaqeynta laamaha amniga Magaalada Gaalkacyo iyo sidii loo dardar-gelin lahaa howlgalada lagu xaqiijinayo ammaanka.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here