Wafdi heer sare ah oo ka socda Turkiga ayaa yimid Muqdisho

Wafdi kasocda Turkiga ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho wafdigan o kala ah Taliyaha Ciidanka gaarka Turkiga Ünsal HAYAL, Taliyah arimaha Dibada Gökhan Demirtola ,taliye xigeenka arrimaha Dibada Turgay olgun, wafdigan oo sodhaweyn heersare ah usameyay Taliska ciidanka boliiska Soomaaliyeed
