Chad waxay ku eedeysay CAR inay dileen lix ka mid ah askarteeda

0
138

Dowladda Chad ayaa Isniintii ku eedeysay Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika (CAR) in ay dishay lix ka mid ah askarteeda weerar ay ku qaaday fariisin ay ku leeyihiin koonfurta dalka.

Wasiirka arrimaha dibedda Chad Cherif Mahamat Zene ayaa yiri “Ciidamada qalabka sida ee Bartamaha Afrika waxay weerareen fariisinka Sourou ee Chad subaxnimadii Axada… waxay dileen askari Chad ah, shan ayey dhaawaceen waxayna afduubeen shan kale oo Mbang laga dilay dhanka Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika. bayaan.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here