Madaxweynayaasha Madaxda dalalka Jabuuti, Itoobiya iyo Soomaaliya oo lagu soo dhoweeyay Jigjiga

Madaxweyne Xasan Sheekh (Bidix), Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo dhex lugaynaya Jigjiga

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ismaaciil Cumar Geele iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa lagu soo dhoweeyay Jabuuti.

 

Ujeedka socdaalka Jigjiga ayaa lagu sheegay furitaanka mashaariic dowlad deegaanka Soomaalida laga hirgaliyay

Leave comment

Your email address will not be published. Required fields are marked with *.