Ciidamada Boliiska Gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed,

Ciidamada Boliiska Gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, oo fadhigoodu yahay Degmada Baraawe, ayaa fuliyey howlgal qorsheysan oo ka dhacay tuulooyinka Bun Qabe iyo tuulada Rasdaay.

 

Howlgalka waxaa horkacaayey Taliyaha Howgalinta Ciidamada Boliiska gaarka ah ee Baraawe, Laba xidigle Zakariye Mayoow Abdi, waxaana lagu xaqiijiyey amaanka iyo xasilloonida deegaanka.

 

Taliska Ciidamada Booliska Gaarka ah KG ayaa ka go’an ilaalinta shacabka iyo fulinta sharciga, si nabadgelyo waarta loo helo.

Leave comment

Your email address will not be published. Required fields are marked with *.