Xukuumadda Somaliland ayaa Ruqsadii Kala Noqotay Shirkad Uu Aasaasay Ganacsade Axmed Cismaan Geelle oo ah maamulaha Guud ee Shirkaddaha LAAS GROUP.
Wareegto uu soo saaray Wasiirka Ganacsiga Somaliland Waxa uu ku sheegay in ay shirkadda Integrated Shipping ay kala noqdeen Ruqsadaasi.
Wali ma cada sababta keentey in shirkadan ruqsada lagala noqdo.