Wasaarada Caafimaadka xukuumada faderaalka soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in 48 saac ee ugu dambaysay Cudurka laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka 1,445 Qofood
Waxaana ay sheegtay in Laga Helay 63 qof oo qaba cudurka
Deegaadana ay kula suganyihiin dadkaas waxay Wasaaradu ku sheegtay
Banadir: 50
Puntland: 9
Galmudug: 3
Hirshabelle: 1
Lab: 32
Dhedig: 31
Bogsashada: 34
Dhimasho: 10 (Banadir:10)
Tirada Guud ee Laga Helay: 15,788
Bogsashada Guud: 7,729
Dhimashada Guud: 847
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Xukuumada Faderaalka Soomaaliya marwo fowsiya ayaa sidii caadada aheyd dadka uga digtay qatarta Cudurka Covid-19 Ee Dalka
Waxaana ay sheegtay in loo baahanayahay in feejignaa dheeriya laga smeeyo cudurka oo wajigii sadaxaad in uu bilowdo laga cabsi qabo