FB IMG 16304834299619651 - Wardeeq news

Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Mudane Khadar Xuseen Cabdi ayaa iclaamiyay in 30-ka iyo 31-ka bisha October 2021 la qaban doono shirweynaha Xisbiga WADDANI .

Xisbiga waddani ayaan shirweyne qabsanin ilaa 2012kii waxaana laga filayaa in shirkaa lagu doorto gudoomiyaha ,ku xigeenadiisa iyo xoghaya guud ee xisbigaasi.

Wardeeqnews/xafiiska hargeysa.

Verified by MonsterInsights