120194438 4c88ae3f 6ed4 4a7e a1bb a4a1df89c6e7 - Wardeeq news

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaan ka soo laaban gobolka Tigrey ee uu dagaalku ka dhacay ee Itoobiya, waayitaankooduna waa “caqabadda koowaad” si kor loogu qaado jawaabta bani’aadamnimada, ayay sheegtay Qaramada Midoobay.

Shaacinta Jimcihii ee Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) ayaa imaanaysa iyadoo ay sii kordhayso cabsida laga qabo in gaajo ay ugu dhimato Tigray, halkaas oo Qaramada Midoobay ay horay ugu qiyaastay in qiyaastii 350,000 oo qof ay soo food saartay xaalado macluul u eg.

Verified by MonsterInsights