2021 08 29t221349z 1 lynxmpeh7s0cl rtroptp 4 afghanistan conflict 1024x682 1 - Wardeeq news

General Frank McKenzie, oo ah madaxa taliska dhexe ee Mareykanka, ayaa qiray in weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ka fuliyeen caasimadda Afghanistan ee Kabul, dabayaaqadii bishii Ogosto lagu dilay 10 qof oo rayid ah, oo ay ku jiraan carruur.

McKenzie ayaa Jimcihii sheegay in “aysan dhici karin” in dadka la dilay ay xiriir la leeyihiin Dowladda Islaamiga ah ee Gobolka Khorasan, ISKP (ISIS-K), sida markii hore ay sheegteen ciidamada Mareykanka.

Verified by MonsterInsights