Turkiga ayaa sheegay in xiriirkii diblomaasiyadeed ee ugu horreeyay uu la yeesho Masar tan iyo 2013

0
156

Turkiga iyo Masar ayaa yeeshay xiriirkoodii ugu horreeyay ee diblomaasiyadeed tan iyo markii ay xiriirka u jareen sanadkii 2013, sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Mevlut Cavusoglu. “Waxaan xiriir la yeelanay labadaba heer sirdoon iyo wasaarado dibadeed Masar. Xiriirka heer diblomaasiyadeed waa la bilaabay,” wakaaladda wararka dowladda Turkiga ee Anadolu ayaa ka soo xigatay Cavusoglu maalinimadii jimcaha.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here