Wadahadalladii u dhexeeyay taliyayaasha ciidamada Hindiya iyo Shiinaha ee ahaa in ciidammada laga soo saaro aagagga muhiimka ah ee xadka ku yaalla ayaa ku dhammaaday ismari waa waxaana lagu guul-darreystay in la yareeyo is-afgaran waagii 17-ka bilood ahaa oo mararka qaarkood horseeday isku-dhacyo dhimasho sababay, labada dhinac ayaa sheegay.
Is -maandhaafka sii socda ayaa la micno ah in labada ummadood ay ku sii hayn doonaan aagagga hore ee Ladakh jiilaalka labaad oo xiriir ah heerkulka qabow ee halista ah.